Maalsii
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalsii ↴
maalsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg