Maammul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.

Maammul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maammul

maammulan | maammulasho | maammule | maammulid | maammulnaan | maammulnaansho | maammulo | maammulxumo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg