Maammule

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maammule

maamule |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg