Maammulo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ushay, -ulatay)

Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maammulo

maammulasho | maamulo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg