Maamuusiyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, ml.)

Sariir weyn oo kulligeed qoryo ka samaysan, oo xardhan dushana hagoog ku leh. ld maamuusiyad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maamuusiyad

naamuusiyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg