Maandhe
Qaabnaxa: u.j Isrogrogga:Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maandhe ↴
maandhow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg