Maandow
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
Maandow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ay, -day)Gabow awgiis wax la kala garan waayid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maandow ↴
maandoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg