Maararrow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Madaddaalo qof waqtiga isku dhaafiyo.
Maararrow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Wax madaddaalo ahaan waqtiga isugu dhaafin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maararrow ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg