Maarow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Wax daxalasatay noqosho (bir). 2. Biyo muddo fadhiyey wax wasakh yeeshay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maarow ↴
maaroobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg