Macdan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(macaadin, m.dh) 1. Dhammaan khayraadka dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa. 2. Walax bir ama birwalb ah oo dhulka gudihiisa laga helo sida dahabka, maarta, batroolka. 3. Maaddada alumminyam.
Macdan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(macaadin, m.dh) (kiim.) Walax dabiici ah, oo noole aan ahayn ama aan ka imaan, oo leh isku dhis kiimikaad, isla markaasna leh astaamo fisikeed iyo kiimikeed oo cad. Halkaa waxaa ah ilaa 2000 macdanood oo la maranayo, oo leh qaabab wiriqeed oo kala duwan, laakiin macaadinta bah wadaagta ah kala duwanaashahoodu waa yaryahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macdan ↴
ibriiq | ogsajiin | qaaddo | waagii birta | waagii macdanka | waayir | xaddiid | alxan | baaldi | baariyam-salfeyt |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg