madfac
(m.l) (-cyo/-daafiic, m.dh)Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madfac ↴
madaafiic [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg madfac.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg