Madoobow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-baaday, -baatay)1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madoobow ↴
gibilmadoobow | madoobaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg