Madoorsoome-neef
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal ..., m.l/dh)(fiis.) Madoorsoomaha ku jira isle'egta neefta caalamiga ah (eeg heerarka neefta). Waxa uu leeyahay qiimaha 8.31434 JK -1 mol -1.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madoorsoome-neef ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg