Magacow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qof magiciisa oo loogu yeero. 2. Qof darajo iyo madaxnimo lagu meeleeyo. 3. ld magacaabid.
Magacow
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-caabay,-cawday; -caabi)1. (f.g) Nafley u yeerid. 2. (f.mg) U m. cid wax mas'uuliyaddooda u dhiibid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magacow ↴
magacaabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg