Magacuyaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(nax.) Qayb hadalka ka mid ah oo magac baddesha waxayna kala yihiin; m. ebyoon oo ah kuwa keligooda istaaga oo qodob yeelan kara (aniga, adiga iwm), iyo kuwo aan abyoonayn ama dhammayn, qodobna qaadan karin (i, na, ku, idin).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magacuyaal

ta | ka | kaaga | aan | abad | cayn | is | iyana | kaas | kaayaga |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg