Magangelyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qof cid ka soo cararay oo la daba joogo badbaadinta iyo xannaaneynta cidda uu u tago ay siiso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magangelyo

magangeli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg