Magdhaw
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qiimaha looga qaato qof khasaaraha uu geystay.
Magdhaw
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dhabay, -dhawday)U m.: qof khasaare uu geystay qiimaheeda bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magdhaw ↴
caymis | magdhabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg