Caymis
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Shirkad lacag ka qaadda ciddii ay heshiis la gasha oo u magdhawda markuu shil ku yimaado. 2. ld caymin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caymis ↴
caymi | caymin | caynsan | caynso |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

