Magguuraan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. M. ah: astaan ama wax kale oo jiritaankooda aanu tirmin. 2. Hantida aan socon karin sida beeraha, guryaha iwm. ld magguure.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magguuraan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg