Magguurto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hanti m. ah: hanti aan guurguurin oo deynta lagu qaadan karo, sida beeraha guryaha iwm. 2. Dad si joogto ah meel u deggan oo xoolo dhaqato iyo beeraley isugu jira.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magguurto ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg