Magmaag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Dab si uusan u baqtin dambas ku duugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magmaag ↴
magmaagan | magmaagasho | magmaagid | magmaagnaan | magmaagnaansho | magmaago | magmagid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg