magmaagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magmaagan ↴
magmaagnaan [m.f.dh]
eeg magmaagan. ld magmaagnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg