Magmag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah ku riixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magmag

magmagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg