Magmakee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magmakee ↴
magmakayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg