Magoog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Tacabka beeraha. 2. M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay. 3. Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.

Magoog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Daash, geed iwm har u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magoog

magoogid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg