Mahadho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Dhacdo saamays weyn leh oo aan la illaawi karin. 2. Sheeko.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahadho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg