Majarafad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majarafad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg