Majiiro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majiiro

majiirasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg