majuujiso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Maro iwm oo qoyan maroojin si biyaha looga saaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majuujiso ↴
majuujisasho [m.f.dh]
eeg majuujiso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg