Makaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.
Makaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Ceel makaab afka ka saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makaab ↴
xakab | karkaar | makaaban | makaabi | makaabid | makaabin | makaabis | makaabnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg