Makas
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo. 2. Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makas ↴
makasto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg