Makhaayad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena. ld makhaayo, maqaayad, maqaayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makhaayad ↴
adeeg | agab | makhaayaadle | makhaayo | maqaayad | maqaayo | minqaxwe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg