Agab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Faa'idada iyo waxtarka ay cidi leedahay. 2. Ciirsi; miciin.

Agab

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Qalabka guri, makhaayad iwm looga adeegto.

sagabe*

waa marada dumar ka dhuudhuuban ee bilaa badhida ahi dhexda ku xidhaan marka ay wax xambaarayaan, si ay san uga dhicin oo ay u hayso.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agab

agabbar | agabbar | agabbarid | agabsad | agabsasho | agabso | cagabbaruur | cagabbeel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg