Malaakhad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Ul yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la karinaayo lagu walaaqo; irbe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaakhad ↴
malaakhadi | malaakhadin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg