Malaha

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Sida maluhu u badan yahay; mindhaa, armaa. Tus. “Malaha galabta roob baa di'i doonaa”. ld male (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaha

in | khatalan | khatalan | mandaq | mindhaa | qaddac | samalaha | sow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg