Male
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Wax aan la hubin. 2. (fk) Mindhaa. 3. ld malo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga male ↴
oddoros | oddoros | saadaal | armaa | awaal | billaa | guulwade | ismale'eg | ismoodsii | macne |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg