Macne

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

1. Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa. 2. Qeexidda wax la sharxay la siiyo. 3. Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macne

eber | balaaqo | cantar | erey | is | macnayn | macnee | macno | micne |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg