Maliiddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maliiddo ↴
maddiil | mandiil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg