maddiil
(m.dh)ld maliiddo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maddiil ↴
maliiddo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg