Malmal

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

1. Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo. 2. Xabagta geedka malmalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malmal

dheddin | malmalaaddo | murre |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg