Manjagoror
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.
Manjagoror
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror², minjagoror².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjagoror ↴
majagoror | majagoror | majagorori | majagororid | majagororsan | majagororsanaan | majagororsanaansho | manjagorori |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg