Manjagororsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Cid wax manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsan, minjagororsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjagororsan ↴
majagororsan | majagororsanaan | majagororsanaansho | manjagororsanaan | manjagororsanaansho | mijagororsan | mijagororsanaan | mijagorosanaansho | minjagororsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg