Manjarrogo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Isbeddelid (arrin). 2. Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjarrogo ↴
majarrogo | manjarrogasho | mijarrogo | minjarrogo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg