Manjasuux

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan. 2. Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux¹.

Manjasuux

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. Taagnaan badan darteed manjo ku daalid. 2. Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjasuux

majasuux | majasuux | majasuuxi | majasuuxid | majasuuxin | majasuuxsan | majasuuxsanaansho | manjasuuxi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg