majasuuxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld manjasuuxsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majasuuxsan

majasuuxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjasuuxanaan.

manjasuuxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax taagnaan ku daalay ahaansho (qof). 2. Naxdin awgeed wax manajaha ka tabardarreeyo ahaansho (qof). ld majasuuxsan.

manjasuuxsanaan [m.dh]
eeg manjasuuxsan. ld majasuuxsanaan, majasuuxsanaansho, manjasuuxsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg