Manqax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld manqaxi. Qosol badan iyo cayaar. 2. ld manqixid.
Manqax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -qixi)Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manqax ↴
manqaxi | manqixid | minqax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg