Maqoorado

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Wax maammuulasho (arrin, xafiis, guri iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqoorado

maqooradasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg