Maraabee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maraabee

maraabayn | maraamee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg