mardo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mardo

mardee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Wax mardo u yeelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg