margo
(m.dh)Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.
margo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gaday, -gatay)Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh margo ↴
margasho [m.f.dh]
eeg margo². ld mergasho.
mergo [m.dh]
ld margo¹.
mergo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaday, -gatay)
ld margo².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg